Madaxda maamul goboleedyada oo Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Kismaayo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland gaaraan qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira , waxaana magaaladaasi ka furmaya shir ay leeyihiin madaxdaasi. Amaanka magaalada Kismaayo ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana maamulka Jubbaland diyaariyay masuuliyiin iyo dadweyne badan oo Kismaayo kusoo dhaweenaya Madaxda Maamul … Continue reading Madaxda maamul goboleedyada oo Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Kismaayo